Performance Auto Ottawa
Ask business professionals
Hoteelka Afris ee Walaalaha
National Capital Freenet Ottawa.. Ka gasho internetka. Qiimo jaban.
Guji oo daawo ciyaaraha dhaqanka ee Awdal State. Waa ciyaartt caamka aheyd ee Syaliciga.
Siiraanyo oo qandaraas u fidiyay Maskax laawe, Ma tashade, Meel xun jooge ...
Makulaashu Meelaheeda midheeda ha mirato. margi yaxun miisaan male ee ha maqnaado. Awdal State uma baahnee ha maqnaado...
Bayaan kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada Awdal State
Waxa xusid mudan in aduunweynuhu guud ahaan ogsoonyahay gaarahaana Ummada Soomaaliyeed ogsoontahay in Somaliland ku abuurantay heshiis nabadeed iyo wax wada qabsi oo ay gaadheen qabiilooyinka ku nool amma dagan woqooyiga Soomaaliya (Borama 1993).
Wareysi uu siiyay Madaxweynaha Awdal State Mudane garyaqaan Rashiid Aw Nuur Xirsi saxaafada isaga uu ku siman Muqdisho...
Mudane Madaxweynaha: Awdal State waxey horseed ka tahay midnimada Soomaaliyeed iyo soo nooleynta dowlad fadaraal ah ..
The Awdal Movement - Aman H. D. Obsiye...
To my fellow Awdalites, a semi-autonomous Awdal province (emirate or state) is the only solution to enhance our standard of living.
Empower your business and advertise with Warsan. Maximize your reach. let us do what we do best for you.
Awood meheradaada u yeel si aad u gaadho macaamilkaaga. Isku xayeysii warsanmag.
Geesiyada Ilaahey cimrigeeda ha raajee Sahra Jibriil oo si tifaqyo tiran uga hadashey taalada mujrimiinta SNM ee laga taagey dugsiga Sheekh cali Jowhar ee Borama.
Marwo Sahra waxey tidhi: SSDF way ka xishoodaan iney isku sheegaan mujaahidiin halka Mujrimiinta SNM ku faanto dumistii dalka iyo dalka Somalia
Maalin baa iman doonta oo mana dheera ee ha ogaadaan Reer Awdal State. Maalibaa iman doonta reer Awdal State is xoreeyaan oo calankooda Adal laga taago.
Dhageyso Shir Jaraaid oo uu Mohamed Sultan Suleiman Ku Qabtay Dalka Sweden, Kagana hadlayo Arimaha dhul balaadhsiga ee lagu hayo Deegaanada AwdalState...
Guji oo dhageyso waresi aad u xiiso badan...
Madaxwayne Kuxigeenka Awdal State Mudane Abdilaahi Abdirahman Oo Shalay Shirbalaadhan Laqaatay Jaaliyada A Frankforte
Mudane Cabdiraxman: Dhalinta u kacdey Awdal State cidna u joojin maayaan mustaqbalkooda.
Qubanaha Warsan
Wareysi Xiiso leh
Barnaamij gaar ah oo xiiso badan leh
Dood furan. guji oo dhageyso