Naftii Hure
 
Too many ideas can sometimes create more problems than solutions...just a reminder from us.... .... To contact us please call 613-898-3300 E-mail: info@warsanmag.com




    Music
Click to know more Click to know more Click to know more 
Qarax Laascanod ka dhacay oo la beegsaday Gudoomiyaha Gobolka.
 

Jan 28,2010

Laascaanood-(warsanmag)-Hal qof ayaa ku dhintay afar qof oo kale oo uu ku jiro Badhasaabka Gobolka Sool Md. Faarax Askar-na way ku dhaawacmeen ka dib markii qarax lala beegsaday Gaadhigii Badhasaabka oo hortaagnaa Gurigiisa Magaalada Laascaanood.

Lama garanayo cida ka dambaysay qaraxan lagu bartilmaameedsaday Badhasaabka Gobolka Sool, waxaana ku dhintay hal qof oo ilaaladiisii ah.

Badhasaabka Gobolka Sool Md. Faarax Askar, ayaa la sheegay in dhaawac ka soo gaadhay lugaha oo ay filidhadii qaraxu ka galeen.

Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa waxa ka dhacay qaraxyo aad u badan oo kii u dambeeyay uu todobaadkan ka dhacay isla markaana ay ku dhinteen laba askari sadex kalena ay ku dhaawacmeen.

Sidoo kale, waxa qaraxan Badhsaabka lala beegsaday uu ku soo beegmay xili ay Magaalada Laascaanood ka socdeen hawl galo balaadhan oo lagu sugayo ammaanka gobolkaasi.

Ma jiro illaa imika cid maxkamad loo soo taagay qaraxii u horreeyay ee ka dhacay Laascaanood ee lagu khaarajiyay Taliyihii qeybta 12-aad ee ciidanka qaranka oo 1-dii bishii November ee la soo dhaafay ka dhacay Laascaanood, oo xukuumaduna ay sheegtay in lo ohayo 21 qof oo uu ku jiro sarkaalkii ugu sareeyay ciidanka Nabad sugida gobolka Sool.

Ramaasnews

Articles
WALI DADKA REER AWDAL MAAYNAN GARAN XAQIIQDA JIRT
Waxaynu wada ognahay inuu siiraanyo xaqiijiyay oo uu cadeeyay malintii natiijada lagu dhawaaqay inuu uciildhicin doono waxii uu ku sheegay mujaahidi more
 
Qormooyin Taxane Taariikhi ah Qarnigii 19-20 aad A

Warsanmag-Waxa uu maqaalkani ku soo baxay Warsanmag March 7/2010.Waxana uu ka mid ahaa qormooyin taxane tariikhda Awdal Q more

 
Awdal waxay u baahantahay ciidan-beeleed iyo Dekad
May 03,2010

Warsanmag-Waxa Borama ka socda olole balaadhan oo la doonayo in wax l more

 
Danta Samaroon baa ka horaysa danta Somaliland...

WAXAAN AAMINSANAHAY DANTA SOMALILAND IYO DANTA SAMAROON INAY DANTA SAMAROON HORAYSO. Waxa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay Maxamuud Cabdilaa more

 
Necessity is the mother of the Minnesota convocati
Mar. 30 - Salaanta guud wixii ka dambeeya. It is a sure thing that there recently has been a lot more
 
International News(Shabakadaha Warka) Sports Networks(Shabakadaha Ciyaaraha) School Help(Waxbarashada Caruurta) Cool Kids(Maaweelada & Madadaalada Caruurta) Somali Web Sites(Shabakadaha Soomaalida)

  Visitor number 281416