|
Contact us
|
|
|
|||||||
|
About us
|
|||||||||
|
|
|
Warsan Magazine ... Warsan iyo Weedhsan
Waxaad kale ood ka akhrisan kartaa wixii qoraal ah ee dadweynuhu qoro iyo wixii ku saabsan afkaar is weydaarsi. Wixii aad rabto inaad dadka gaadhsiiso sida iidhada, dhalashada, arooska iyo ogeysiis kalaba waad ku naban kartaa shabakada. Xayeysiiska meheradaha oon si haboon oo qurux badan kuugu nabi doono muuqaal iyo maqalba waad nala soo xidhiidhi kartaa. Waxaanan idiinku balan qaadney qiimo aad kuu raali galiya ood awoodi karto. Xafladaha arooska amma bulshadaba waad nagala soo xidhiidhi kartaa. Sidoo kale ku talo gal qiimo aad awoodi kartid oo ku raali galiya. Ogowna waa himiladayada inaan kuu adeegno ood raalina ku noqoto adeegayaga. Raali noqon meyno ilaa aad raali noqoto.
Lasoo xidhiidh maamulaha shabakada warsan Suleymaan Cabdi Dugsiiye. Taleefanka 613-407-4603 Magaalada Ottawa. Email: douksi@warsanmag.com info@warsanmag.com
|
|
||||||