![]() |
warsanmag.com |
![]() |
![]() |
|
Albeerkada AFRIS - AFRIS Motel
![]() |
Albeerkada walaalaha AFRIS oo ku taala Borama waa hoy loogu tala galay nasasho wacan oonad iloobin waligaa. Albeerkada oo ku taala faras magaalaha waxa kuu suuro gal ah inay xafiisyada dowlada, suuqa weyn iyo meeshii aad muraad u leedahayba kuu dhowyihiin. Waa qolal waasic ah oo sariiro raaxo leh iyo gogol quruxdeed lagu sharaxay. Adeeg wacan, qadarin u tala gal intaad marti u tahay AFRIS. Waa himiladayada inaad ku dhamaysato joogitaankaaga raaxo iyo nasasho taam ah iyo adiga oo how la'aan ku dhamaysta muraadkaad u timid hadii ay tahay shaqo amma siyaaro. Waana naga balan inaad la kulmi wanaagii iyo qadarintii lagu yaqaanay reer Dugsiiye. Fadlan la xidhiidh maamulka Albeerkada walaalaha AFRIS wixii tafaasiil ah.
|
![]() |
![]() |
![]() |
|
![]() |
![]() |