Contact us

warsanmag.com -- (Warsan iyo Weedhsan)

About us

Hoteelka Afris ee Walaalaha

National Capital Freenet Ottawa

Tacsi --- Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Jaaliyadda reer Nuur ee Kanada (Canada) waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan xaaskii, caruurtii, ehelkii, iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Abiib Qalinle Saban oo ku geeriyooday magaalada Jabuuti.

Waxaan Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo Marxuumka innagana samir iyo iimaan innaga siiyo.

AAMMIIN

Suleiman Abdi Dugsiye