|
|
||||||||
|
|
|
Wixii aad rabto inaad dadka gaadhsiiso sida iidhada, dhalashada, arooska iyo ogeysiis kalaba waad ku naban kartaa shabakada. Xayeysiiska meheradaha oon si haboon oo qurux badan kuugu nabi doono muuqaal iyo maqalba waad nala soo xidhiidhi kartaa. Waxaanan idiinku balan qaadney qiimo aad kuu raali galiya ood awoodi karto.
Wixii iidhe ah ee saameynaya wanaaga bulshada waa lacag la'aan raalina waan ku nahay inaan u adeegno bulshadayada. Lasoo xidhiidh maamulaha shabakada warsan Suleymaan Cabdi Dugsiiye. Taleefanka 613-407-4603 Magaalada Ottawa.
|
|
||||||